Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Ahmiyadda talaalka Covid19 iyo xaaladda cudurkaasi


Dr. Isaak Afgaab
Dr. Isaak Afgaab

Cudurka Covid19 ayaa meelaha uu sida wayn ugu baahay waxa ka mid ah Soomaaliya, oo uu dad aad u fara badan soo ridanaayo.

Dhawaan waxaa Soomaaliya gaaray wajiga koowaad ee tallaalka AstraZeneca, si dadka looga tallaalo cudurka Covid19.

Dr. Isxaaq Maxamed Cismaan (Afgaab) oo ah dhaqtarka cudurrada guud iyo wadnaha ee Isbitalka Aaden Cabdulle ee Muqdisho, ayaa faah-faahin ka bixinaya xaaladaha COVID19 ee Soomaaliya iyo ahmiyadda uu talaalkasi bulshada u leeyahay.

Jamaal Axmed Cismaan ayaa la xiriirey oo marka hore waydiiyay Dr. Isxaaq sida ay bulshada uga wacyigaliyaan halista cudurkan?

Dr. Isaak Afgaab oo bulshada ugu baaqay inay qaataan talaalka Covid19
please wait

No media source currently available

0:00 0:11:41 0:00


XS
SM
MD
LG