Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Puntland oo qabatay 10 doon oo sharci-darro ah


Doonyo ay qabatay Puntland
Doonyo ay qabatay Puntland

Maamul goboleedka Puntland ayaa sheegay inay qabteen 10 doonyood oo 9 ka mid ah ay ku eedeeyeen inay si sharci-darro ah uga kalluumaysanayeen xeebaha Soomaaliya.

Wasiiru-dawlaha wasarada kaluumaysiga Puntland Cabdiqani Geelle Maxamaxed ayaa u sheegay weriyaha VOA Faadumo Yaasiin Jaamac inay maxkamad hor-gayn doonaan si taallabo looga qaado iyaga iyo shaqaalaha saaran oo la sheegay inay dhan yihiin 150 qof oo u badan kuwo u dhashay dalka Yemen.

Puntland oo qabatay 10 doon oo sharci-darro ah
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:19 0:00


XS
SM
MD
LG