Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxaa maanta laga filayaa dhageysiga dacwadda badda ee Soomaaliya iyo Kenya?


ICJ

Maanta oo Talaado ah waxaa mar kale dib uga billaabanaya maxkamadda caddaaladda adduunka ee ICJ ee magaalada The Hague ee dalka Netherlands dhagaysiga dacwadda badda ee Soomaaliya iyo Kenya.

Dawladda Kenya ayaan iyadu qeyb ka aheyn dhageysigii shalay shacay.

Haddaba waxa maanta la filayo iyo guud ahaan sida uu xaalku noqon karo ayaa Maxamed Cabdi Sandhere uu ka wareystay Zakariye Maxamuud Timacadde oo ah wariye ka tirsan TV-ga Universal, fadhigiisuna yahay dalka Sweden.

Wariye Timacadde oo hadda ku sugan magaalada The Hague ee ay dacwaddu ka socoto ayaa marka hore sharrxaya sida uu jawigu ahaa Isntiintii shalay.

please wait

No media source currently available

0:00 0:07:03 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG