Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dhismaha dekedda cusub ee Berbera oo la dhameeyey 95%


Dekedda Berbera
Dekedda Berbera

Mas'uuliyiinta dekeda Berbera ayaa sheegay inay dhamaatay dekedda cusub 95% iyadoo maantana qalab cusub oo lagu xidhayo dekedda uu soo gaadhay Berbera.

Warbixibtan waxa Hargeysa kasoo diray Khadar Maxamed Cakule.

Dhismaha dekedda cusub ee Berbera oo la dhameeyey 95%
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:10 0:00


XS
SM
MD
LG