Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ganacsiga shirkadaha dhismaha ee Soomaalida oo kusii baahaya Nairobi


Islii
Islii

Ganacsiga Shirkadaha Soomaalida ee dhismayaasha guryaha ayaa sanadidhii lasoo dhaafay ku sii xoogaysanayay dalka Kenya gaar ahaana caasimada dalkaasi ee Nairobi.

Shirkadahan ayaa marka laga soo tago xaafadda Islii ee ay Soomaalidu ku badan tahay waxay ganacsigooda gaarsiiyeen qeybaha kala duwan ee xaafaddaha magaalada Nairobi.

Haddaba wariyahaya VOA-da ee magaalada Nairobi Yaasiin Ciise Wardheere oo la kulmay Cali Aaden Cabdi oo ah madaxa shirkadda dhismaha Mabruuk oo ka mid ah shirkadaha Soomaalida, kana wareystay arrintan.

Ganacsiga shirkadaha dhismaha ee Soomaalida oo kusii baahaya Nairobi
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:02 0:00


XS
SM
MD
LG