Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wicitaanka Dhageystaha: Kiiska badda ee Soomaaliya iyo Kenya


Wicitaanka Dhageystaha

Waxaa soo baxaya warar ay baahiyeen warbaahinta Kenya oo sheegaya in dawladda Kenya aysan ka qayb-qaadan doonin dhagaysiga maalinta berrito ah ka billaabanaya maxkamadda caalamiga ah ee garsoorka ee The Hague oo dhagaysanaysa kiiska badda u dhexeeya Kenya iyo Soomaaliya. Dawladda Soomaaliya ayaan weli rasmi ahaan uga hadlin dhinaceeda.

Haddaba dhagaysigaasi berrito ka bilaabanaya The Hague ayuu ku saabsan yahay Barnaamijka Wicitaanka Dhagaystaha, waxaana naga xusuusin ah in la duubay kahor intii aysan soo bixin wararka sheegaya in Kenya ay ka baxday dacwadda.

Waxaan inoo soo jeedinaysa Sahra Cabdi Axmed.

please wait

No media source currently available

0:00 0:23:48 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG