Dalka Switzerland waxaa markii u horaysay qof Soomaali ah loo doortay in uu xubin ka noqdo dowladda hoose ee magaalada Lausanne oo ka mid ah magaalooyinka ugu waawayn dalkaasi.
Warbixin arrintaasi ku saabsan waxaa inoo haya Xuseen Barre.

Facebook Forum