Alla ha u naxariistee, waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu aasay, madaxweynihi hore ee Soomaaliya, Cali Mahdi Maxamed oo todobaadkaan ku geeriyooday magaalada Nairobi ee dalka Kenya.
Warbixin ku saabsan aaska madaxweynihi hore waxaa Muqdisho kasoo diray, Cabdulqadir Maxamed Cabdulle.
Facebook Forum