Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Amnesty oo ugu Baaqday Maamulka Puntland in Wariye Aadan F. Kilwe la sii Daayo


Hay’adda Arrimaha xuquuqul insaanka ee Amnesty International oo sheeggtay inay aad uga walaacsan tahay xaaladda xorriyadda ee Wariyeyaasha ka hawlgala deegaanada Puntland ayaa masuulyiinta Maamulka Puntland ugu baaqay inay siidaayaan Wariye Aadan Faarax Kilwe oo xabsi ku yaala Puntland ku xiran inka badan todobaatan maalmood.

Hay’adda Amnestay ayaa sidoo kale madaxda Puntland ugu baaqday inay ilaaliyaan xorriyadda qowlka iyo in bahda warbaahinto ay si madax banaan u gutaan hawl maalmeedkooda. Hadaba Cabdulaahi Xassan oo ah sarkaal ka tirsan hay’adda Amnesty xafiiska Bariga Africa ayaa walaacaasi waxaa uu uga warramay Wariyaah VOA-da ee Naiorbi Khadar Maxamuud Xareed.

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:40 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG