Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kumuu ahaa madaxweyne Cali Mahdi Maxamed?


Cali Mahdi

Allah ha u naxariistee madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cali Mahdi Maxamed ayaa shalay gelinkii dambe ku geeriyooday magaalada Nairobi ee dalka Kenya.

Madaxweyne Cali Mahdi ayaa u dhintay xanuunka COVID-19, sida ay sheegeen dad isaga ku dhow.

Haddaba, kumuu ahaa madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cali Mahdi Maxamed. Qeybtan hoose ka dhageyso warbixin iyo wareysi ku saabsan taariikhda marxuum Cali Mahdi Maxamed.

Sahra Cabdi Axmed ayaa diyaarisay warbixinta taariikhda Cali Mahdi.

please wait

No media source currently available

0:00 0:06:26 0:00

Sidoo kale, Jamaal Axmed Cismaan ayaa taariikhda marxuum Cali Mahdi ka wareystay Gurey Xaaji, oo ay mar ganacsi wadaag ahaayeen Cali Mahdi.

please wait

No media source currently available

0:00 0:02:49 0:00

Cali Mahdi ayaa la rajeynayaa in Jimcaha Muqdisho la geeyo, si halkaasi aas qaran loogu sameeyo.

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG