Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Wasiir Fowsiya oo ka hadashay xaaladda COVID-19 iyo tallaal la sugayo


Fowsiya
Fowsiya

Cudurka COVID-19 ayaa kusii faafaya Soomaaliya xilli shaqaalaha gargaarku ay ka digayaan inay xaaladda kasii xumaan karto heerka ay haatan taagan tahay.

Dhinaca kalena waxaa maalmihii lasoo dhaafay Soomaaliya laga sugayey imaatinka tallaalka Oxford AstraZeneca ee looga hortago cudurkan.

Haddaba xaaladda cudurka iyo goorta uu tallaalku imanayo ayaa Haaruun Macruuf waxa uu ka waraystay wasiirka caafimaadka Soomaaliya Fowsiya Abiikar Nuur.

Wareysi: Wasiir Fowsiya oo ka hadashay xaaladda COVID-19 iyo tallaal la sugayo
please wait

No media source currently available

0:00 0:09:18 0:00


XS
SM
MD
LG