Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ciidamo lagu soo tababaray dibedda oo laga soo dejiyey Muqdisho


Gorgor

Cutubyo cusub oo ka tirsan ciidamada Kumaandoosta Soomaaliya ee Gorgor oo mudooyinki ugu danbeeyey tababar ugu maqnaa dalka Turkiga ayaa shalay maqribnimadii soo gaaray magaalada muqdisho,iyagoo la socday diyaarad ciidan oo ay leedahay dowladda Turkigu.

Ciidamadan oo aan tiradooda la shaacin ayaa garoonka diyaaradaha waxaa kusoo dhaweeyey wasiirka difaaca Soomaaliya Xasan Xuseen Xaaji iyo saraakiil kale.

Haddaba goortii uu billowday tababarka ciidankan la siiyo, sida loo soo xulo iyo waxa ay kaga duwan yihiin ciidamada Soomaalida ee waddamada kale lagu soo tababaro ayaa Maxamed Cabdi Sandhere uu ka wareystay Ismaaciil Cusmaan oo horay u soo noqday taliye-xigeenka ciidanka amniga Soomaaliya ee NISA, haatana ku sugan gobolka Ohio ee dalka Maraykanka.

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:44 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG