Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Soomaaliya oo wafdi u dirtay maxkamadda ICJ


Mahdi
Mahdi

Dacwaddii muddada dheer la sugayey ee muranka badda Soomaaliya iyo Kenya ayaa toddobaadka soo socda ka billaabanaysa magaalada Hague ee dalka Netherland.

Wafdiga ka socda dawladda Soomaaliya ayaa maanta ka amba-baxay magaalada Muqdisho, ayaga oo kusii jeeda xarunta maxkamadda.

Dhageysiga dacwadda ayaa billaabaneysa 15-ka March kadib markii maxkamadda ay diideen codsi ay Kenya ku dooneysa in mar kale kiiska dib loogu dhigo.

Warbixintan waxaa Muqdisho kasoo dirayXasan Kaafi Qoyste.

Soomaaliya oo wafdi u dirtay maxkamadda ICJ
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:24 0:00


XS
SM
MD
LG