HARGEYSA —
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo maanta khudbadiisa dastuuriga ahayd u jeediyey labada gole ee guurtida iyo wakiilada ayaa ka hadlay doorashada Soomaaliya, Qaramada Midoobay iyo Doorashooyinka Somaliland.
Warbixintan waxaa Hargeysa kasoo diray Khadar Maxamed Cakule.