MUQDISHO —
Mas’uuliyiinta dawladda Soomaaliya ayaa sheegay in dadka u dhintay cudurka COVID-19 ay haatan kor u dhaafeen 300 oo qof, halka guud ahaan kiisaska ay dhan yihiin 8321 kiis waddanka oo dhan.
Kiisaska cudurka oo mar aad u yaraaday ayaa dib usoo laba kacleeyey dhorwkii toddobaad ee tegay, waxaana hadda ay faro ba’an ku hayaan dalka, gaar ahaa Muqdisho.
Xasan Kaafi Qoyste ayaa warbixintan nooga soodiray Muqdisho.
Embed
share
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available