Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muhiimad intee ah ayey 8-da March u leedahay haweenka Soomaaliyeed?


Xaniifa Xaabsade
Xaniifa Xaabsade

Maanta oo kale adduunka waxaa laga xusaa maalinta haween-weynaha caalamiga ah. Soomaaliya waxay ka mid tahay waddamada ay hoosayso ka qayb-qaadashada haweenka ee hoggaanka iyo go’maada muhiimka ah ee haga waddanka iyo adeegyada muhiimka ah.

Dhinaca kale haweenka Soomaaliyeed waxay muddo ku jireen dadaal inay ka gudbaan caqabadaha ku hor gudban.

Haddaba muhiimadda munaasabaddan ayaa Sahra Cabdi Axmed ay ka waraysatay wasiirka haweenka iyo xuquuqda aadanaha Soomaaliya Xaniifa Maxamed Ibraahim Xaabsade.

Muhiimad intee ah ayey 8-da March u leedahay haweenka Soomaaliyeed?
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:28 0:00


XS
SM
MD
LG