Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Carruur harraad ugu geeriyootay degmada Ceelwaaq


Gedo

Degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo ayaa ku jirta go’doon ay saareen kooxda Al-Shabaab iyo ciidamada Kenya oo qeyb ahaan meel ka degan, kuwaasoo isku ugaarsada gudaha magaalada.

Waxaa intaasi dheer abaaro xooggan oo ka jira degmada iyo deegaanada hoos yimaado.

Gudoomiyaha degmada Ceelwaaq Sahal Macalin Aadan ayaa sheegay in ugu yaraan laba canug ay harraad ugu geeriyoodeen deegaanka dhowaan.

Wariyaha VOA-da Sahra Cabdi Axmed oo joogta Washington ayuu khadka teleefonka ugu warramay.

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:13 0:00



Facebook Forum

XS
SM
MD
LG