Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Deni: Weerarkii Xabsiga Mas'uuliyaddiisa Waa la Iskula Xisaabtamayaa


Madaxweynaha maamulka Puntland ayaa ka hadlay weerarkii habeenkii Khamiistii maleeshiyada Al-Shabaab ay ku qaadeen xabsi ku yaalla magaaala Boosaaso.

Siciid Cabdllahi Cabdullaahi Deni oo shalay tagay Boosaaso ayaa maanta la hadlay saxaafadda. Warbixintan waxaa magaalada Boosaaso nooga soo dirtay Faadumo Yaasiin Jaamac.

Madaxweyne Deni oo ka hadlay weerarkii Boosaaso
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:00 0:00



XS
SM
MD
LG