Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Bulshada Rayidka: Ha la sii Wado Wadahadallada Doorashada


Bulshada rayidka ee magaalada Muqdisho ayaa ku baaqaya in la sii wado wadahadalladii u dhaxeeyay xukuumadda RW rooble iyo golaha midowga Musharrixiinta oo xalay fashil ku dhammaaday.

Golaha midowga Musharrixiinta ayaa farta ku fiiqay madaxweynaha Somalia inuu isagu ka danbeeyo in wadahadalladaasi burburaan.

Warbixintan waxa Muqdisho ka soo diray Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.

Dhageyso Wadahadalka Xukuumadda iyo Mucaaradka
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:58 0:00


XS
SM
MD
LG