Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Weerar lagu Qaaday Xabsiga Dhexe ee Boosaaso


Magaalada Boosaaso waxaa xalay ka dhacay iska hor imaad u dhexeeya ciidamada Puntland iyo maleeshiyo loo maleynayo in ay ka tirsan yihiin xarakada Alshabaab.

Tobannaan dabley ah ayaa saqdii dhexe xalay weerar ku qaaday xabsiga dhexe ee magaalada halkaas oo ay ku xirnaayeen maxaabiis Alshabaab u badan. waxaan Khadka Talefoonka kula xiriiray wariyaha VOA-da ee Boosaaso Faadumo Yaasiin Jaamac.

please wait

No media source currently available

0:00 0:06:38 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG