Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kulankii uu Farmaajo ku baaqay oo mar kale baaqday


Madaxda Soomaalida
Madaxda Soomaalida

Waxaa maanta mar kale baaqday shir uu madaxweynaha Soomaaliya ee muddo xileedkiisa dhammaaday ku baaqay inay isugu yimaadaan madaxda dowladda dhexe iyo maamul goboleedyada.

Waa markii saddexaad ee shir uu madaxweyne Farmaajo ku baaqay la isugu iman waayo.

Maamullada Jubaland iyo Puntland ayaa qoraallo ay soo saareen habeen ku qaadacay kulankaas, waxayna ku baaqeen in kulan kasta oo ku saabsan arrimaha doorashada lagu qabto meel amni ah, ayada oo Puntland ay si gaar ah u dalbatay garoonka Aadan Cadde.

Warbixintan waxaa Muqdisho ka soo dirtay Seynab Abuukar.

Kulankii uu Farmaajo ku baaqay oo mar kale baaqday
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:18 0:00


XS
SM
MD
LG