Isku xirrada

War Deg-Deg ah

11 qof oo u geeriyooday abaaro ka jira Jubada Dhexe


Somalia Droughts Toll
Somalia Droughts Toll

11 qof ayaa u geeriyooday abaaraha ka jira gobolka Jubada Dhexe xilli ay sii kordheeyaan kuleelaha iyo biya la’aanta ka jirta meela badan oo Jubaland ka mid ah.

Waxaa sidoo kale sii kordhaya saameynta iyo waxyeellada abaaruha ay sababayaan, ayada oo qeylo dhaan xooggan ay kasoo yeereyso deegaano badan.

Gudoomiyaha gobolka Jubada Dhexe ee maamulka Jubaland Haajir Bille Sugaal ayaa xaaladdii ugu dambeysay uga warramaya wariyaha VOA ee magaalada Kismaayo Aadan Maxamed Salaad.

11 qof oo u geeriyooday abaaro ka jira Jubada Dhexe
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:41 0:00


XS
SM
MD
LG