Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kulankii uu Farmaajo ku baaqay oo laga cabsi qabo inuu baaqdo


Madaxda Soomaalida
Madaxda Soomaalida

Markii saddexaad ayaa laga cabsi qabaa inuu baaqdo kulan uu madaxweynaha waqtigiisu dhamaadey ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo isugu yeeray madaxda maamul goboleedyada.

Maamullada Jubaland iyo Puntland ayaa qoraallo ay soo saareen xalay ku qaadacay kulankaas, waxayna ku baaqeen in kulan kasta oo ku saabsan arrimaha doorashada lagu qabto meel amni ah, ayada oo Puntland ay si gaar ah u dalbatay garoonka Aadan Cadde.

Haddaba wararkii ugu danbeeyey ee xaaladda siyaasadda ee Soomaaliya waxaa magaalada Muqdisho kasoo direy wariyaheena Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.

Kulankii uu Farmaajo ku baaqay oo laga cabsi qabo inuu baaqdo
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:42 0:00


XS
SM
MD
LG