Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Wasiirka Warfaafinta dowladda federaalka


Xukuumadda Soomaaliya, ayaa sheegtay laga bilaabo Maanta oo taariikhdu tahay 3 bishan March, ay xireen Iskuulada, Xafiisyada Dowaldda iyo isku soo baxyada.

Haddaba sidee ayuu noqonayaa xaalka dibadbaxii xukuumadda iyo Midowga murashaxiintu ay ku heshiiyeen inuu dhaco 6dan bishan March.

Wariyaha VOAda ee magaalada Muqdisho Cabdiqaadir M. Cabdulle ayaa wareystay Wasiirka Warfafinta Cusmaan Abuukar Dubbe oo marka hore ka jawaabaya amarkan cusub ee ay dawladdu soo saartay.

please wait

No media source currently available

0:00 0:07:11 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG