Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Filish oo ka hadlay dibad-baxyada Muqdisho iyo arrimo kale


Cumar Filish
Cumar Filish

Xaalada xanuunka Coronavirus ee Soomaaliya, gaar ahaana gobolka Banaaidr ayaa ka sii dareysa. Sidoo kalena waxaa culeysyo ay ka taagan yihiin helista oxygen ama qalabka neefsashada ee dadka uu xanuunku ku dhaco ay u baahdaan.

Falastiin Axmed Iiman ayaa gudoomiyaha Gobolka Banaadir Cumar Maxamud Maxamed “Cumar Filish” ka wareysatey arrimahaas iyo banaan-baxyada ay mucaaradku ku qabanayaan magaalada Muqdisho.

Ugu horeyna waxay weydiisey xaalada xanuunka Coronavirus ee xiligan?

Wareysi: Filish oo ka hadlay dibad-baxyada Muqdisho iyo arrimo kale
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:58 0:00



XS
SM
MD
LG