Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wasaaradda caafimaadka Soomaaliya oo soo jeedisay in dalka lagu soo rogo xayiraado


Dr. Fuje

Wasiirka Caafimaadka ee dawladda Soomaaliya Fowsiya Abiikar Nuur ayaa ku baaqday in mar kale lasoo rogo xayiraado la mid ah kuwii sannadkii hore la qaaday si loo xakameeyo faafitaanka cudurka Coronavirus.

Wasiirka ayaa ku sheegtay barteeda twitter-ka in xaaladda cudurku tahay mid aad u darran.

Xaaladaha ugu dambeeyey ayaa Jamaal Axmed Cusmaan waxa uu ka waraystay Dr. Maxamed Maxamuud Fuje, oo ah la-taliyaha sare ee Wasaaradda Caafimaadka ee la-dagaalanka cudurka Covid-19.

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:49 0:00



Facebook Forum

XS
SM
MD
LG