Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Abaar iyo biyo la’aan xooggan oo ka jira gobolka Hiiraan


Qoysas ku nool degaanno hoos yimaada degmada Matabaan ee gobalka Hiiraan ayaa ka cabanaya xaaluf ku yimid deegaanka iyadoo deegaanada qaarna laga soo sheegayo in biyo la’aan daran ay ka jirto.

Ayaxii dhowaan ku habsaday meelo ka mid ah gobalka Hiiraan ayaa waxaa uu baabi’iyay daaqii xoolaha, xili degaanada qaaroodna uu roobka sanadka ku yaraa.

Wariyaha VOA Xuseen Xasan Dhaqaane ayaa warkan kasoo direy Baladweyne.

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:11 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG