HARGEISA —
Wasaaradda Caafimaadka Somaliland ayaa sheegtay in kiisaska xanuunka Covid19 ay kordheen, sida lagu ogaaday baadhitaan ay wasaaraddu samaysay bishan Febraayo.
Wasiirka caafimadka Cumar Cali Cabdillaahi ayaa Hargiesa ugu waramay wariyaha VOA, Khadar Maxamed Cakule.