Maamulka Madaxweyne Biden ayaa ahaa shaaciyay warbixintii sirdoonka ee la sugayay, taas oo si toos ah u eedaynaya Dhaxal sugaha awoodda badan ee Sucuudiga. Warbixinta ayaa sheegtay inuu isagu amray amma uu wax ka ogaa dilka Waiye Jamaal Khaashuqji, Faahfaahinta warkan waxaa inoo haya Xuseen Barre Aadan