Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ugaas Xasan oo Lagu Aasay Qabuuraha Daharo Ugaas


Ugaas Xasan Ugaas Khaliif oo 23kii bishan ku geeriyooday Muqdisho ayaa shalay galinkii dambe lagu aasay Qubuuraha Daharo Ugaas ee duleedka degmada Halgan halkaas oo hortii ay ku aasnayeen 19 Ugaas oo isaga ka horeeyay.

Aaska marxuum Ugaas Xasan Ugaas Khaliif waxaa ka qeybgalay boqolaal dadweyne ah oo isugu jira Shacab Siyaasiyiinta iyo duubabka dhaqanka qaar ka mid ah beelaha Somaliyeed.

Warbixintan waxaa Baledweyne kasoo diray Xuseen Xasan Dhaqane

Ugaas Xasan Ugaas Khaliif oo Lagu Aasey Beledweyne
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:10 0:00


XS
SM
MD
LG