Jawida magaalda muqdisho ayaa maanta oo Jimcaha deggan, kaddib markii shalay daqiqadihi u danbeeyey dowladda iyo hoggaamiyayaasha mucaaradku ay heshiis ka gaareen in la baajiyo dibadbax ay mucaaradku qorsheeyeen in maanta uu magaalada ka dhaco.
Wararkii u danbeeyay waxaa Muqdisho ka so diray Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.
Embed
share
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available