Isku xirrada

War Deg-Deg ah

D. Federaalka iyo Mucaaradka oo Heshiis Horudhac ah Gaaray


Dowladda Soomaaliya iyo Midowga Musharxiinta ayaa heshiis hordhac ah ku gaaray Magaalada Muqdisho.

Shir ka dhacay gudaha garoonka Aadan Cadde, ayaa lagu baajiyay banaanbax lagu waday in maanta uu ka dhaco Muqdisho, waxaa sidoo kale lagu heshiiyay in dowladdu ay raalli gelin ka bixiso wixii dhacay 19-kii bishan Febraayo.

War-murtiyeed xalay kasoo baxay kulankaasi iyo wararkii ugu dambeeyay waxaa Muqdisho nooga soo diray wariyaheenna C/qaadir OK.

please wait

No media source currently available

0:00 0:06:13 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG