Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wararkii ugu dambeeyey is-mari waaga doorashada Soomaaliya


Madaxda Soomaalida

Waxaa weli is-mari waa uu ka taagan yahay qabashada doorashooyinka Soomaaliya oo mar hore waqtigooda lasoo dhaafay, ayada oo weli aysan muuqan rajo ah in heshiis laga gaari karo.

Maamul goboleedyada Puntland yo Jubaland ayaa qaadaacay shir uu ku baaqay Farmaajo oo Muqdisho ku dhex-mari lahaa madaxda dowladda iyo dowlad goboleedyada, waxayna ku xireen shuruudo dhowr ah.

Dhinaca kale, beesha caalamka ayaa wadda dadaallo ay xali ugu raadineyso is-mari waaga ayada oo la hadleysa dhinacyada kale duwan ee Soomaalida.

Wararkii ugu dambeeyey waxaa Muqdisho kasoo diray Cabdulqadir OK.

please wait

No media source currently available

0:00 0:02:12 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG