WASHINGTON, D.C —
Dalka Jabuuti, waxaa soo kordhay tirada dadka laga helayo xanuunka COVID-19, inkastoo Wasaaradda Caafimaadku sheegtay in xaaladda ay wali sahlantahay.
Warbixin arrintaasi ku saabsan waxaa Jabuti kasoo diray, Ramadan Musa.