Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxaa laga fahmay shirkii Golaha Ammaanka ee Soomaaliya?


sfsdfgfdg

Shir uu Golaha Ammaanka ee QM maalintii shalay ahayd ka yeeshay arrimaha Soomaaliya ayaa waxaa ka warbixiyey Ergeyga Gaarka ah ee Xogahayaha guud ee QM James Swan iyo Madaxa Hawlgalka Midowga Africa ee Soomaaliya Francisco Madeira.

Danjire Swan ayaa madaxda Soomaalida ku boorriyey inay ka fogaadaan waxa uu ugu yeeray khatar xeeladda “Ka guuleysta ayaa wax walba qaadanaya”.

Swan waxa uu walaac ka muujiyey iska hormaadka, xeeladaha cadaadiska iyo awood muujinta oo uu sheegay inay halis ku tahay xaaladda waddanka.

Haddaba faahfaahinta wixii labada ergey ay ka hadleen iyo rajada in kaalin ka geystaan furdaaminta siyaadadda cakiran ee Soomaaliya ayaa Maxamed Cabdi Sandhere uu ka wareystay Cabdiqafaar Cabdi Wardheere oo xiriirka caalamiga ah bartay, kana faallooda siyaasadda Somalia iyo caalamkaba.

Maxaa laga fahmay shirkii Golaha Ammaanka ee Soomaaliya?
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:29 0:00



Facebook Forum

XS
SM
MD
LG