Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Villa Somalia oo baaq u dirtay Deni iyo Axmed Madoobe


Axmed Madoobe iyo Saciid Deni
Axmed Madoobe iyo Saciid Deni

Madaxtoyada Soomaaliya ayaa soo saartay war-saxaafadeed ugu baaqaya maamul goboleedyada Puntland iyo Jubaland inay kasoo qaybgalaan shirarka ka socda Muqdisho ee lagu dhamaystirayo heshiskii 17-ka September.

Shirkan ayaa waxaa 17-kii Febraayo ku baaqay madaxweynaha uu waqtiga muddo xileedkiisa dhacay Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, hase yeeshee Saciid Deni iyo Axmed Madoobe ayaa muujiyey inaysan dooneyn inay ka qeyb-galaan.

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo isna xalay ka hadlay magaalada Garoowe ayaa walaac ka muujiyey xaaladda siyaasadda.

Weriyahayaga Cabdulqaadir Maxamed Cabdule ayaa warbixintan kasoo diray Muqdisho.

Villa Somalia oo baaq u dirtay Deni iyo Axmed Madoobe
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:15 0:00


XS
SM
MD
LG