Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wararkii ugu dambeeyey kiisaska Coronavirus ee Muqdisho


Waxaa meelo badan oo dalka Soomaaliya ah aad ugu fidaya xanuunka COVID19, iyadoo xeel dheerayaasha caafimaadkuna ka cabsi qabaan in uu yahay nooca cusub ee Coronaviruska ee sida deg dega ah u faafa ee lagu arkey dalalka Britain iyo South Africa.

Hadaba waa side xaalada bukaanada, adeeg intee la eg ayeyse heli karaan bukaanada taga Cisbitaalka Martiini. Falastin Ahmed Iman ayaa arrintan ka wareysatey Dr Cabdirisaaq Yusuf Axmed “Jalaaludiin” oo ah agaasimaha cusbitalka Martiini, ugu horeyna waxay weydiisey sida uu xanuunku u faafayo iyo tirade dadka uu ku dhacay 24kii saac ee la soo dhaafey.

Xaalada Covid19 iyo Cisbitaalka Martiini
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:10 0:00


XS
SM
MD
LG