Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xaaladda Muqdisho oo Deggan


Musharaxiinta Mucaaradka
Musharaxiinta Mucaaradka

Xaaladda magaalada Muqdisho ayaa deggan ka dib isku dhacyadii shalay. Madaxweyneyaashii hore ee Soomaaliya Shariif Shiikh Axmed iyo Xasan Shiikh Maxamuud ayaa xalay ku laabtey guryihii ay magaalada Muqdisho ka degenaayeen.

Wararkii ugu danbeeyey ee magaalada waxaa inoo soo diaey wariya VOA, Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.

Xaalada Magaalada Muqdisho
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:18 0:00


XS
SM
MD
LG