Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Beesha Caalamka oo ka Hadashey Qalalaasihii Muqdisho


Beesha caalamka iyo ururrada heer gobol iyo kuwa caalamiga ah ayaa walaac ka muujiyay xaaladda xasillooni-darro ee shalay ka dhacday magaalada Muqdisho, waxaana loogu baaqay dhinacyada siyaasadda Soomaalida in ay muujiyaan dulqaad kana fogaadaan wax walba oo dagaal keeni kara.

Dhinaca kalena, mudaaharaad ayay shalay oo Jimca ah tiro Soomaali ah ay ka hor sameeyeen xarunta Wasaaradda Arrimaha dibadda Mareykanka ee magaaladan Washington DC.

Falastiin Axmed Iiman ayaa warbixintan arrimahaas inooga diyaarisay.

Warbixin Dareenka Beesha Caalamka
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:09 0:00


XS
SM
MD
LG