Soomaaliya ayaa ka mid ah dalalka ugu halista badan ee ay warbaahintu ka hawlgasho taasi oo ay sababtu tahay amni-darrada dalka ka jirta.
Hadaba, xiisadda haatan ka taagan doorashada iyo bannaanbxayada la xiriira sidee ayay u saameeyeen saxafiyiintii wararka ka soo tabinaayay? Xuseen Barre ayaa warbixintan ku eegaya.
Facebook Forum