Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wararkii ugu Dambeeyey ee Xiisadda Muqdisho


Magaalada Muqdisho waxaa weli ka oogan xiisado ka dhashay banaanbax ay horey u qorsheeyeen xubnaha murashixiinta mucaaradka oo baaqday ka dib isku dhacyo hubeysan oo dhex maray ciidamada dowladda iyo ilaalada qaar ka mid ah murashixiinta.

Rasaas xooggan ayaa ilaa iyo xalay magaalada laga maqlayay. Waxaana wadooyinka magaalada ay dowladdu geysay ciidamo ku hubeysan gaadiidka dagaalka.

Wariyaha VOAda Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle ayaa warbixintan Muqdisho ka soo diray.

Dhageyso Xiisadda Amni ee Muqdisho
please wait

No media source currently available

0:00 0:11:13 0:00


XS
SM
MD
LG