Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Is-rasaaseyn Xalay Muqdisho ka Dhacday


Magaalada Muqdisho waxaa xalay ka dhacay iska hor imaad u dhexeeya ciidamo ka tirsan Dowladda Soomaaliya iyo ilaalada madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Shariif Sh. Axmed.

Madaxweynayaashu waxa ay sheegeen in ciidamada Dowladdu ay weerar kusoo qaadeen hotelka ay ka dagan yihiin Muqdsho oo aan Madaxtooyada ka fogeyn. Wasiirka Amniga Soomaaliyana waxa uu sheegay in maleeshiyo ay soo weerareen fariisimo ay ciidamadu leeyihiin.

Haddaba sida uu ahaa xaalka Muqdisho saaka. Jacfar Kuukaay ayaa Khadka Talefoonka goor dhoweyd kula xiriiray wariyaha VOA-da C.casiis Barrow.

Dhageyso Is-rasaaseynta Muqdisho
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:11 0:00


XS
SM
MD
LG