Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dowladda Federaalka oo ka warbixisay shirka Baydhaba


Cabdiraxmaan Al-Cadaala
Cabdiraxmaan Al-Cadaala

Magaalada Baydhaba waxaa maalintii labaad ka socda kulanka guddiga farsamada ee qabanqaabada shirka wadatashiga qaran ee madaxda dowladda federaalka iyo madaxda maamul goboleedyada.

Sida loo xallinayo qodobada ku saabsan maamulka doorashada gobolka Gedo, xubnaha baarlamaanka ee kasoo jeeda Somaliland iyo guddiga doorashada heerka federaal ayaa hakiyey geedi-socodkii doorashada.

Weriyahayaga Muqdisho Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle ayaa shirkan guddiga farsamada ka waraystay wasiir ku-xigeenka warfaafinta dawladda federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala.

Dowladda Federaalka oo ka warbixisay shirka Baydhaba
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:21 0:00



XS
SM
MD
LG