Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxay qabanayaan guddiga farsamo ee ku shiraya Baydhaba?


Shirka Baydhaba
Shirka Baydhaba

Magaalada Baydhaba waxaa maalintii labaad ka socda kulanka guddiga farsamada ee qabanqaabada shirka wadatashiga qaran ee madaxda dowladda federaalka iyo madaxda maamul goboleedyada.

Dhnaca kalena, xubnaha bulshada rayidka Soomaaliyeed ayaa baaqooda ku biiriyey in degdeg heshiis la wada-ogol yahay looga gaaro muranka siyaasadeed ee hareeyey qabsoomidda doorashada Soomaaliya.

Sida loo xallinayo qodobada ku saabsan maamulka doorashada gobolka Gedo, xubnaha baarlamaanka ee kasoo jeeda Somaliland iyo guddiga doorashada heerka federaal ayaa hakiyey geedi-socodkii doorashada.

Warbixintan waxaa Muqdisho kasoo diray weriyahayaga Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.

Maxay qabanayaan guddiga farsamo ee ku shiraya Baydhaba?
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:17 0:00


XS
SM
MD
LG