Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Jubaland oo ka hadashay mowqifkeeda shirka uu Farmaajo ku baaqay


Golaha Wasiirada Jubaland

Maamulka Jubaland ayaa ka hadlay go’aankooda ku aadan ka qeybgalka shirka uu ku baaqay madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ee u dhaxeeya madaxda dowladda federaalka iyo kuwa dowlad goboleedyada.

Jubaland ayaa ka digtay in haddii doorashada dalka dib loo si dhigo ay dhibaato keeni karto, xilli doorashada ay goor horeba dib uga dhacday waqtigii ay aheyd in lagu qabto.

Maamulka Jubaland waxa uu sidoo kale ka hadlay go’aankooda ku aadan xaaladda gobolka Gedo iyo shirka guddiga farsamada ee ka furmay magaalada Baydhaba.

Wariyaha VOA-da ee magaalada Kismaayo Aadan Maxamed Salaad ayaa arrimahaas ka wareystay wasiirka warfaafinta Jubaland Injineer Cabdi Xuseen Sheekh Maxamed.

please wait

No media source currently available

0:00 0:03:57 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG