Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wararkii ugu dambeeyey shirka guddiyada farsamo ee Baydhaba


Shirka Baydhaba
Shirka Baydhaba

Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa dhinaca muuqaalka kaga qeyb qalay shir shalay galab magaalada Baydhabo uga furmay guddiga farsamo oo qaban qaabinaya kulan qaran oo laga yeesho doorashada Soomaaliya.

Guddiyadan ayaa kasii wadai hadli doona qaar ka mid ah qodobada ay isku hayaan madaxda dowladda federaalka iyo kuwa dowlad goboleedyada, ee hortaagan inay dalka doorasho ka dhacdo, kahor inta aanay madaxda shir kale isugu iman.

Warbixin arrintaas ka hadlaysa waxaa magaalada Baydhaba kasoo diray wariyah VOA-da Mukhtaar Maxamed Catoosh.

Wararkii ugu dambeeyey shirka guddiyada farsamo ee ka furmay Baydhaba
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:43 0:00


XS
SM
MD
LG