Isku xirrada

War Deg-Deg ah

COVID-19 oo kusoo laba kacleeyey Soomaaliya


Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay inuu mar kale soo laba kacleeyey xanuunka COVID-19, ayada oo ay aad u kordheen kiisaska cudurka ee dalka.

Mid ka mid ah dhakhaatiirta ku hawlan la dagaalanka cudurka ayaa u sheegay idaacadda VOA in bishan Febraayo gudaheeda ay kordheen kiisaska dadka laga helayo cudurka, dadkaasi oo qaarkood ka yimaadeen waddama Britain iyo Koonfur Afrika.

Haaruun Macruuf ayaa arrimahan ka waraystay Agaasimaha cisbitaalka Martini Dr. Cabdirisaaq Yuusf Axmed “Dr. Jalaaludiin”, oo ah kan ugu weyn ee lagu daweeyo dadka qaba xanuunka Covid19.

COVID-19 oo kusoo laba kacleeyey Soomaaliya
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:13 0:00



XS
SM
MD
LG