Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Sharciyada Socdaalka ee Biden oo Rajo Galiyay Soomaalida Maraykanka.


Barnaamijka Haweenka iyo Qoyska ee toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahay sharciyada socdaalka ee uu dhowaan saxiixay madaxweyne Biden iyo rajada ay galisay Soomaalida Maraykanka, iyo sidoo kale waxa ay bulshada Soomaaliyeed ka bartay xayiraaddii uu saaray Madaxweynihii hore ee maraykanka ee Donald Trump.

Dhageyso barnaamijka oo faah faahsan.

please wait

No media source currently available

0:00 0:08:17 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG