Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Qarax khasaare gaystay oo ka dhacay Muqdisho


Taliska Ciidanka Booliska dowladda Soomaaliya ayaa ka hadlay qarax gelinkii hore ee maanta oo Sabti ah ka dhacay magaalada Muqdishu.

Qaraxan oo geystay qasaare ayaa ka dhashay gaari walxaha qarxa laga soo buuxiyay, waxaana uu qaraxu ka dhacay isgoyska Sayidka ee Magaalada Muqdisho, gaar ahaan bar koontarool oo laga ilaaliyo xarunta Madaxtooyada Soomaaliya.

Ciidamada ammaanka ayaa rasaas ku furay gaariga ka hor inta uusan qarxin, sida u uku soo warramayo wariyaha VOA Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.

Qarax ka dhacay Muqdisho
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:05:05 0:00



XS
SM
MD
LG