Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Jaamacada Carabta oo Wadahadalo ugu Baaqdey Soomaalida


Wadamo badan iyo ururo calami ah oo daneeya arrimaha Soomaaliya ayaa baaqyo kala duwan ka soo saarey xaalada cakiran ee siyaasada Soomaaliya.

Ururka Jaamacada Carabta oo baaqyadaasi kuwoodii ugu danbeeyey soo saarey ayaa sheegey in ay muhiim tahay in hogaamiyayaasha Siyaasada ee Soomaalida ay wadahadlaan.

Warbixintan waxaa Qaahira inooga soo direy wariyaheena Xuseen Saxnuuni

Jaamacada Carabta oo Wadahadalo ugu Baaqdey Soomaalida
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:21 0:00


XS
SM
MD
LG